Ku soo dhawow website-ka ururka guryaha ee Mitali. Haddii ay kugu adagtahay akhriska ama fahamka arimaha ku qoran boggan, oo aad u baahatid turjubaan kuu sharaxa, fadlan ka soo wac xafiiska numberkan: 020 7780 2222 si qof shaqaalaha ka mid ihi uu kuugu xidho qolada turjubaanada oo adiga dib kuu soo wici doona. Mahadsanid